“Haddii maalintuu Wasiir ka yahayna ay dawladdu wada Malab tahay, maalintuu ka baxana ay wada Xun tahay maxaa laga yeelayaa?” Maxamed Kaahin Axmed

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiye Ku-xigeekna koowaad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Masuuliyiin hore Xukuumadda uga tirsanaan jiray, immikana Mucaarid ah ku dhalliilay hab-dhaqankooda siyaasadeed, kuwaasoo ay ka mid yihiin Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumadda Siilaanyo Maxamed Xaashi Cilmi iyo Wasiirkii hore ee Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo labadooduba wakhtigan ka tirsan Siyaasiyiinta dhalliila gal-daloolooyinka Xukuumadda iyo Xisbigeeda.

MAXAMED KAAHIN AXMED

Cabdifataax Ismaaciil Mursal

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.