Siyaasi eedo u soo jeediyay Xildhibaan Cabdillaahi Balaki iyo Maayarka Gabiley

Hargeisa (Aftahannews)- Siyaasi ka mid ah siyaasiyiinta gobolka Gabiley ayaa waxaa uu eedo kulul u soo jeediyay Maayirka gobolka Gabiley iyo Xildhibaan Cabdillaahi Balaki.