Maxay soo arkeen guddigii ay IGAD u dirtay sohdinta Soomaaliya iyo Kenya?

Djibouti (Aftahannews)- DMadaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shalay shir la yeeshay waftiga Djibouti ee IGAD ay u xil saartey xal-u-helidda khilaafka diblomaasiyaddeed ee dhex yaalla Soomaaliya iyo Kenya.

Waftiga ayaa madaxweynaha u gudbiyey warbixin ka warrameysa xaaladda ammaanka ee ka jirta soohdinta u dhaxeysa dalalka Soamaalia iyo Kenya, oo ay booqdeen.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.