“Madaxweynaha haddaad nala qirteen wanaaggiisa, dhashiisuna way wanaa -gsan tahay…” Wasiir Cukuse

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo Sabtidii 03 May ka qaybgalay Xuska maalinta Saxaafadda madaxa-bannaan ee caalamka oo lagu qabtay magaalada Hargeysa, ayaa hambalyo iyo bogaadin ka dib waxa uu jawaab duur-xul ah ka bixiyey weedhaha ay Siyaasiyiinta Mucaaridka ah qaarkood ku dureen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee talada hadda haysa.

Halkan hoose Aftahan Radio and Aftahan TV ka dhegayso Codka oo ka daawo Muuqaalka iyo hadalka Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdillaahi-Cukuse madashaa ka jeediyey. Waxaad halkan hoose ka furan kartaa qaybta Raadyaha iyo qaybta TV-ga ee muuqaalka ah k0lba kaad doonto.

Dhegaysi:

Halkan ka furo Daawashada kaa hoosaysa

Cabdifataax I. Mursal

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.