Musharrax Maxamed Dhigane oo lagu soo dhaweeyay Qorilugud & Coodanle oo Gobolka Buuhoodle ka tirsan

Hargeysa(aftahannews):- Musharraxa oo kamida aqoonyahanka u taagan doorashada golaha wakiilada xildhibaanada ee ka sharaxan gobolka togdheer ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey degaano ka tirsan gobolka togdheer, isagoo bulshada deegaanadaasi gudoonsiiyey agabka ciyaaraha iyo koob ciyaareed si dhalinyartu u horumariyaan isboortiska.

Warka Safarka iyo soo-dhawaynta Musharrax Dhigane, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-