Haweeney ganacsato aheyd oo lagu dilay Boosaaso

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in haweenay ka mid ahayd ganacastada yaryar ee dharka ku iibisa suuqa Boosaaso uu maanta nin dablay ah uu toogasho ku dilay iyadoo ku sugan gudaha goobteeda ganacsi.

Ciidamada amniga magaalada ayaa waxaa la sheegay inay dad u qabqabteen dilka Haweenaydaasi.

Hoos ka dhagayso warka