Shaqaaqo ka dhacday goobaha Diiwaangelinta Ceerigaabo iyo Xildhibaan ka hadlay

Magaalada Ceerigaabo
Magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (Aftahannews)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Saleebaan oo ka mid ah  xildhibaanada golaha deegaanka ee magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu ka hadlay shaqaaqo ka dhacday deegaanka Goob ee bariga gobolka Sanaag oo laga qaadanayay kaadhadhka diwaangelinta codbixinta.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.