Berbera (Aftahannews)- Waxaa weli socda hawlaha ballaadhinta dekedda magaalada Berbera oo halbowle u ah dhaqaalaha Somaliland kadib heshiiskii ay hore u gaadheen Somaliland iyo shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka Carabta.
Haddaba isbeddelka ay hawlaha dekedda u keenayo ballaadhintaasi iyo shaqada dekedda Berbera iyo halka ay marayso hawlaha balaadhinta dekeda ayaa waxaa ka waramay Maareeyahay dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdullaahi.
Hoos ka dhagayso warka
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.