“Hablaha U Codeeya Doorkan, Qabyaaladna Cid Haku Doorannina ee..” Faysal Cali Waraabe

Burco(aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa Dadweynaha gobolka Togdheer ugu baaqay inay Codkooda siiyaan Haweenka u sharraxan golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee doorashada 2021-ka iyo Ragga ku habboon xilka ay u ordayaan, kana fogaadaan inay qabyaalad ku kala doortaan Musharrixiinta.

Guddoomiye Faysal oo kormeeray ku maray goobaha deegaannada ay dib u diiwaangelinta Codbixiyeyaashu ka bilaabantay Axadda maanta ee gobolka Togdheer, waxaanannu hadalkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

aftahanin@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.