Faysal Cali Waraabe oo Biixi iyo Kaahin ku Eedeeyey inay Abwaan Hadraawi Dayaceen

Burco (Aftahannews) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe ayaa booqdey abwaan Hadraawi oo mudo xaalada caafimaad u jiifey magaalada Burco , waxaanu nasiib-daro ku tilmaamey ka war hayn la’aanta xukuumadda Madaxweyne Biixi.

Muuqaalka Halkan Ka Daawo