Xasan Sheekh Maxamuud: Somaliland laguma soo dhaweynsan karo Culays Diblumaasiyadeed

Muqdisho (Aftahannews) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka Hadley ulaysyada dublamaasiyadeed ee xukuumadda uu hogaamiyo Farmaajo ku hayso Somaliland.

Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qaybgalay dood lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inaan Somaliland lagu khasbi karin midnimo ay la galaan Soomaaliya.

Sidoo kale, waxaa uu sheegay in aan Somaliland lagu soo dhawaysan karin dagaal dublamaasiyadeed ama dowladda hadba ay xidhiidhka la samayso xidhiidhka loo jaro oo ay arintaasi sii fogaynayso.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Muqdisho/Soomaaliya.