Xukuumadda Somaliland go`aamo ka soo saartay Zaadka iyo Edahab

Hargeysa (Aftahannews)- Guddida la-dagaalanka sixir bararka ee Somaliland iyo shirkadaha waa weyn ee dalka ayaa waxaa ay maanta iskugu yimaadeen kulan balaadhan oo ka qabsoomay magaalada Hargeysa.

Kulankan ayay waxa ay guddidaasi go’aamo adag ay ka soo sareen adeegyada lacagaha la isku diro ee Zaadka iyo Edahab-ka.