Wasiirka Diinta iyo Awqaafta JSL oo furay xarun lagu daryeelayo Kutubta Qur’aanka Kariimka

Filed under: Wararka |

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh cabdilaahi Axmed ayaa magaalada Hargeysa ka daah-furay xarun cusub oo lagu dayactirayo islamarkaana lagu daryeelayo Kutubta Qur”aanka kariimka ah.

Munaasibada lagu daah-furayay xaruntaasi ayaa waxaa ka soo qeybgalay Sheekh Aadan Maxamuud Xiir (Sheekh Aadan Siiro) iyo culimaa udiin kale.

You must be logged in to post a comment Login