Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Gobolka Awdal oo Amniga ka Wadahadlay

Boorama (Aftahannews)- Wafdi ka socda Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa maalmahan booqasho ku jooga gobolka Awdal ee Somaliland.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay arrimo ay ku jiraan ammaanka, fududeynta isu-socodka labada dhinac iyo ganacasiga.

 

Hoos ka dhagayso warka