Hargeysa(AFNS):- Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa Maanso la baxday Baraarug oo ka hadlaysa xaalado xaqiiqda waafaqsan oo dalka iyo dadka Somaliland ku sugan yihiin iyo hal-abuur la’aanta siyaasadeed, dhaqaale, waxbarasho iyo sidoo kale wax soo-saar lagaga maarmi karo waxa laga soo dhoofiyo dibedaha.
Haddaba, Maansadaas oo uu magaalada Hargeysa ku soo bandhigay iyo sidoo kale habka uu u sharraxayba, waxaannu idiinku soo bandhigaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.