Madaxda Dhaqanka iyo Waxgaradka Degmada Agabbar oo Raalli-gelin Siiyey Badhasaabka iyo Maayerka Gabiley

Hargeysa(Aftahannews):- Madax-dhaqameedka, Odayaasha iyo Waxgaradka degmada Agabbar ee gobolka Gabiley, ayaa raalli-gelin ka bixiyey eedeyn iyo hadallo ay hore ugu dureen Badhasaabka gobolka Gabiley iyo Maayerka magaalada Gabiley.

Kulan ay Madaxda dhaqanka, waxgaradka iyo odayaashu maanta ku yeesheen magaalada Agabbar, ayey hadallo mahadnaq, raalligelin iyo isa sixitaan ah ka jeediyee.

Haddaba, Xubnahaas oo arrimahaas ka hadlaya, waxaannu warkooda idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- 

Aftahannews.com 

Hargeysa/Somaliland.