Somaliland Oo Iska Fogeysay Inay Qayb Ka Tahay Hannaanka Doorashada Soomaaliya

Hargeysa-(Aftahannews)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa beesha calaamka u sheegtay in aanay wax shaqo ku lahayn doorashooyinka Dalka Soomaaliya .

Dhinaca waxa ay dawladda Soomaaliya uga digtay in ay ka wantoobaan sheegashada dhulka Soomaaliya iyo riyada maalinlaha , waxa sidaa lagu sheegay war-saxafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha debadda Jamhuuriyadda Somaliland oo u dhignaa sidan:,