Somaliland: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Soo Xidhay Kulankii Guddida-Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista

Hargeysa, (Aftahannews)-Wasiirka Diinta iyo Waqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Axmed, ayaa soo gaba-gabayey shir wasaaradda uga socday gudidda wannaag farista iyo xumaan reebidda oo isaga kala yimi goboladda iyo dagmooyinka dalka.