Madaxweyne-Xigeenka Oo Wasiir Saajin U Jawaabay

Hargeysa, (Aftahannews)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo jawaab adag siiyey wasiirkiisa Ganacsiga iyo horumarinta dalxiisa Wasiir Saajin. Islamarkaanna wuxuu sheegay in aannu iska casilay xilka madaxweyne ku-xigeen.