Wasiir Saajin Oo Eedeeyay Madaxweyne xigeen Saylici

Hargeysa, (Aftahannews)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Horumarinta Dalxiiska, ayaa sheegay inuu madaxweyne ku-xigeenka Somaliland sheegay inuu isagu leeyahay xisbiga Kulmiye. Islamarkaanna aanay jiri karin cid kula tartanka kursiga afraad ee xisbiga oo loolankiisu maalmahanna ka dhex socday xisbiga.