Siyaasi Qabo ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi uu isaga iyo siyaasiyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Kulmiye uu u cuskaday xeer aan wanaagsanayn.
Dhowaan ayay ahayd markii Siyaasi Qabo laga hor istaagay inuu shubo lacag lagu xidhay murashaxiinta u tartamaysa guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE.