Wax ka baro Taariikhda Xaafadda Kartoon ee Djibouti: From Kartoon to Kartiile- Daawasho

Djibouti-(Berberanews):- Xaafadda Kartoon ee Magaalada Djibouti wxay ka mid tahay meelaha ugu cidhiidhiga badan dalkaas, marka aad eegto dhismayaasha yar yar ee ka binaysan.

Xaafadda Kartoon xilligii Guumaysigu haystay dalkaas looma ogolayn dadka degaanaa inay guryo ka dhistaan dhulku filan, inkasto Faransiisku diiday in wax dhisme ah laga sammeeyo hadana aakhirkii wuxuu u ogolaaday wax ka yar 10 mitir in qoys kastaa guri ka dhisto.

Waxaannu halkan idiinu soo gudbinaynaa Barnaamij ka hadlaya Taariikhda Xaafadda Kartoon oo halkan dheer ka dib dadka xaafaddu ku guulaysteen inuu dhulkaasi gacantooda soo galo, loona bixiyay Kartiile.