Ayaan Cashuur oo ka hadashay doorka ay Somaliland ka qaadan karto muranka Webiga Nile ee u dhexeeya Itoobiya iyo Masar

Hargeysa (Aftahannews)- Ayaan Cashuur, Wakiilkii hore ee Somaliland u qaabilsaneyd dalka UK ayaa ka hadashay doorka ay Somaliland ka qaadan karto muranka Webiga Nile ee u dhexeeya Dowladdaha Itoobiya iyo Masar.

Ayaan Cashuur ayaa sidoo kale ka hadashay weftiyadii ay kala duwanaa ee Itoobiya iyo Masar u soo direen Somaliland iyo saamaynta ay ku yeelan karto muranka labadaasi dowladood u dhexeeya.