“Diyaarad Soomaliya Soo Dirtay Ma Iman Karto Hargeysa” Wasiirka Beeraha Somaliland

Hargeysa, (Aftahannews)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku gacan-saydhay diyaaraddo dawladda Somalia u soo dirayaan  Somaliland oo lagula dagaalamayo AYAXA markale ku soo rogaal celiyey xaalufinta dalagyadda beeraha la soo go’a.