Somaliland: Kororka Dhimashadda, Badnaanshaha Kiisas Cusub & Iska Dhega-tirka Wacyi-gelinta Bulshadda

Hargeysa, (Aftahannews)-Wasaaradda horumarinta caafimaadka ee Somaliland ayaa maanta xaqiijisay tiradii u badnayd ee kiisas caabuqa Coronavirus ah oo hal maalin la shaaciyo.