Somaliland Sidee ayey ula Soo Noqotay Madaarka Berbera, Miyeyse Ka Baxday Heshiiskii Imaaraadka?

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ahna Afhayeenka xukuumadda Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay inay Dowladdu la soo noqotay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera oo Imaaraadka hore loogu wareejiyey, isla markaana dowladda imaaraadka dib u dhis ku samaysay, kana binaysay saldhig millateri oo heshiiska qayb ka ahaa. Saldhiggaas iyo Madaarkaas oo Madaxweyne Biixi … Continue reading Somaliland Sidee ayey ula Soo Noqotay Madaarka Berbera, Miyeyse Ka Baxday Heshiiskii Imaaraadka?