Xildhibaan La Sheegay in Uu Been Sheegay Xili Lagu Guda jiro bil Ramaaan Walibana Sarnaa Mayd Diyaarade siday Daawo

Dhawaan Ayey ahayd markii uu warbaahinta kasheegay sanatar cabdulaahi sh ismaciil  Fartaag Oo katirsan Golaha Aqalka Sae Dawlads Somalia

Oo uu Dawlada Ku edeyey Inay ka Joojisay Safar kismaayo Ahaa Xili Laga Qaadyey Wasiir macalin maxamed
Hadaba Odayaal iyo siyasiyiin Goobjoog Ahaa ayaa maanta warbaahinta ka sheegay in fartaag uusan jirin cid diyaarad ka reebtay

Ex xildhibaan c\rashiid adan  Gabayaw iyo suldhaan jamac xasan ibraahim

Ugaas cabrashiid ugaas bilaw ugaas xamdule Oo Ah ugaaska Beesha mareexaan Ayaa sheegay in degaan kuu xildhibaanka u Ahaa intuu gabay hadana been iyo diyaaradbaa la iidiiday la so istaagay warbaahinta
Dhamaantood
Ayaa waxa ay si kulul uga hadleen hadlkii ka so yeedhay  sanater

Cabdulaahi sh ismaciil fartaag  ee ahaa in shalay dawladu ay ka reebtay diyaaradii maydka siday ee kismaayo usocotay si halkaa loogu aaso wasiir macalin maxamed

Halkan Ka Daawo