Somaliland: 11 Qof oo Cusub oo laga Helay Covid-19 iyo Qofkii Saddexaad oo u geeriyooday

Hargeysa(Aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa Jimcaha 8-da May shaacisay in 11 qof oo cusub laga helay xannuunka Covid-19 oo faro-baas ku hayaa dunnidda. Islamarkaanna Somaliland uu geeriyooday qofkii saddexaad kiisa coronavirus.Sidaanna waxa sheegtay wasaaradda Caafimaadka Somaliland.

Haddaba, Masuuliyiinta Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo ka warbixinaya waxa soo kordhay Maanta, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho habboon:-

aftahaninc@gmail.com                                  

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.