Ku Xidhnow Adeega Sharci AWED LAW

Garyaqaan Iid Cabdi Siciid oo ka mid ah Garyaqaannadda Somaliland, ayaa hindisay adeeg sharci oo loogu shaqayn doonno shacabka reer Somaliland. Islamarkaanna tallo kaasin doonna caqabadaha sharci ee ku horyaalla.