Lawdhadh Jaad ah oo Lagu Gubay Hargeysa iyo Dardaaranka Masuuliyiinta Dowladda Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland, ayaa Salaasada 5ta bisha May 2020, lagu gubay Lawdhadh Jaad ah.

Warkaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho habboon:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.