Xildhiban Sakariye oo Ku Baaqay in si degdeg loogu Gurmado Dadka Reer Qardho ee Daadadku Saameeyeen lagu Taageero

Muqdisho(aftahannews):- Xildhiban Zakariye Maxmuud Xaji Cabdi Oo Katirsan Barlamaanka Somalia ayaa Si Adag Uga Hdlay Xalada Magalada Qardho Waxa Uu Sheegay Inay Wanaagsan,tahay In la Furo Hawada Si Gar=Gaar Loo Gaadh Siiyo Umada Uusameryey Fatahaada Biyaha Ee Magalad Qardho Waxa Jira Dadaalo Badan Oo Ay Dawladu Ka Gaabisay Madaama Ay Dalka Iyadu Masuul Katahay
Halkan Ka Daawo Xildhiban Zakariye Xaaji Maxmuud Oo Khadka
Tele phon ka ugu Waramay Wariye Faradhere

 

aftahaninc@gmail.com

Afahannews.com

Muqdisho/Somalia.