Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Ka Jawaabtay Qof la Sheegay inuu Hargeysa ugu Dhintay Covid-19

Hargeysa(aftahannews):- Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa ka hadashay Gabadh la sheegay inay Cudurka Covid-19 ugu geeriyootay Cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxaanay sheegtay inaan weli Qofkaas baadhitaankiisa la xaqiijin.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye oo warbixinta maalinlaha ah ee Wasaaradda jeediya, ayaa Isniintii maanta Sheegay mar qofkaas dhintay wax laga weydiiyey inay baadhitaan dheecaammadiisa u direen direen, welina sugayaan jawaabta natiijadaas.

Haddaba, Warkaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.