“Waxaan ahay Dhibbane, Waxaa ila Dhibban Malaayiin Qof..” W/Q: Maxaned Faradheere

MAXAMED FARADHEERE.jpg
MAXAMED FARADHEERE.jpg

Qisadan waxa aan u qoray dhibtadaan Maalin kaste ayey ku dhacdaa macaamil badan madaama aan ahay saxafi waa inaad u gataa dhibata haysata bulshada aad wariyaha u tahay una soo bandhigata xogta aad la kulantay adiga Oon cidna dulmin cidna been ka Abuureynin.

MAXAMED FARADHEERE.jpg
MAXAMED FARADHEERE.jpg

Shirkada Somnet waxa ay u adeegtaa malaayiin Ruux oo Somaliyeed haddaan anu dhib katirsanaayo waxa ilamid ah in badan oo macaamiila oo maalin walba ay ku dhacdo mida ani I qabsatay oo ah sidan lacag ayaan Ku Qalday Nembar Hormuud ah Waxa aan ka qaldeyna waa somnet adeega jeeb oo sida Evc-Plus oo kale lacagna loogu shubto lagana tuuro oo ah hantidaada ku kaydso oo ku tukaamayso balse waxa aan ka arkay waa ammaano daro.

Waxa aan Tagay Xarunta Shirkada Waxa Aan Usheegay Cabashadeyda Waxa Uu igu Jawaabay Walaal Waxba Kama Qaban Karo Ee Hormuud Aad.

Keliya waxa kugu caawin karaa arrintaasi waxa aan waydiyey sababta waxa oo igu jawaabay walaal Nembarka aad ku qaladay waa hormuud markaa hormuud aad wayahay ma ogaan kartaa lacagtaydii in uu isticmaalay qof kaan ku qalay maya ma ogaan karo .

Hada Ogaw Waa Shirkadii Aan Kaar Ka Qaatay Ee igu tiri Ku shubo Lacagtaada iyo Hantidaada Adeega Jeeb Kuna Adeego iyo Jawaabta Ah Hormuud aad Ayaan La Fajacay.

Hormuud Waan Aaday waxa aan aday dhawr xarumood dhammaan wakhtigaa way xidhnayeen sababo la xidhiidha Xili habeen ah ayey aheyd  markii laga reebo mida kutaala tarybiyaano oo furan xiliga waxa ka jirtay saxmad ugu dambyntii, waan helay Fursadeydii waxa aan waydiyey mid kamid ah cilada I haysata waxa uu igu yidhi nika utag laba kala shir ka dood ayaan nahay ee bal ninkaa waydiid in uu wax kaaga qaban karo waan u tagay.

Waxa uu ila hadlay cabaar kadib aniga oo dhawr jeer ku celceliyey walal ila hadala haye maxaan ka cawiyaa waxa aan u sharaxay waxa uu igu jawaabay waan ku xidhi lkn kala shirkad ayaan nahay ee muddo ka dib soo laabo 10 Cisho, intaa kadib waxa aan la hadlay nin sxb aan nahay kana shaqeeya hormud anigana iyaqaan waxa aan u sheegay dhibta I haysata waxa uu igu yidhi igu dhib macquul maahe waan u dhiibay Ninkii fadhiyey computerka waxbaa la is yidhi kuma qancin waxa aan ugu jawaabay sxb kay adigu hadda xataa damiin igama noqon kartid miyaa haa igu dhiib waxa uu ku yidhi ninkan faradhere anaa aqaan aniga damiin ahaan igu qor waaka diiday xataa waxey noqotay inaan iskaga samro lacagtaydii waxa aan wacay Nembar 100 ah oo somnet laga waaco kalama kulmin waxa aan filayey ee walaal dadbaan ushaqaynaynaaye anigu kolay kuma qancin.

Waxa aan kala kumay waxa aan wacay sxb kaan hormuud kula haa xili dambe mise isaga ayaa isoo wacay makala sixi karo laakiin waxa uuu iwaydiiyey in lacagtii la isoo celiyey waxa aan ugu jawaabay maya.

Macquul maaha ayuu ku soo cel celiyey waxa uu igu yidhi isug faradherow 5 daqiiqo ugu dambeyntii waxa uu iso celiyey lacagtaydii aad ayaan ugu mahad celinaya shirkada hormuud balse waxaan aad u cambaaraynayaa ugana xumahay dhibaatada aan ani kali igu ahayn ee malaayiin ay qabaan ee ay ku haysi shirkaada somnet oo aan lahayn Mas’uuliyad ay ugu adeeto hantidodan u dhawro malaayiin shacab ah ilaa hada dhibataada cid iiga garawda ma arag shirkada somnet, xataa wayba kugu diganayaan.

Qisadan waxaan ahay dhibane waxa ila dhiban malaayiin Qofood waxa aan u qoray dhibtan dhayli ayey ugu dhacdaa macaamil badan madama aan ahay saxafi waa inaad ugataa dhibataada haysata bulshada aad wariyaha u tahay una soo bandhigtaa Xogta aad la kulanatay adiga Oon cidna dulmin cidna been ka Abuureynin.

W/Q. Mohamed Abdi Osman (Faradheere)

Aftahannews.com

Muqdisho/Somalia.