Cumar Finish oo Isagoo ilmaynaya Sheegay in Dad badani Muqdisho ugu Dhinteen Covid-19 iyo inta u Jiifta

Muqdisho(aftahannews):- Duqa magaalada Muqdisho Cumar Finish, ayaa isagoo ooyaya Sheegay in Cudurka Covid-19 Dad badani ugu dhinteen Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, kuwaas oo uu tilmaamay in qaarkood la aasay, kuwo kalena aan weli la aasin.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish oo arrimahaa si qiiro leh uga hadlay maanta, waxaannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.