Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Sheegtay inay Magaalooyinka Ka Diyaarisay Goobo Lagu Xannaanayn Doono Dadka u Soo Dhaca Covid-19

Hargeysa(aftahannews):- Masuuliyiinta Wasaaraddana Caafimaadka Somaliland, ayaa Sheegay inay Magaalooyinka Dalka ka diyaariyeen Goobo lagu xannaanayn doono Dadka uu soo rito Xanuunka Covid19, ka dib markii ay Salaasada 31-kii Maarso labadii Qof ee u horreeyey Wasaaraddu shaacisay inay ka heshay Cudurkaas.

Haddaba, Masuuliyiinta Wasaaradda oo arrimahaas iyo kuwo kaleba ku faahfaahiyey Shir Jaraa’id oo ay Arbacadii maanta ku qabteen Xarunta Wasaaradda ee magaalada Hargeysa, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hageysa/Somaliland.