Somaliland: Dhayalsiga iyo Dheef Ka Bidka Dowladda ee Halista Corona-virus Khatar intee Leeg Buu Ku Yeelan Karaa Bulshada? Faallo

Aftahannews.com – Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti, ayaa Axadda 29-ka March 2020 shaaciyey korodhka tirada Dadka Dalalkooda ee laga helay Cudurka sida xawliga ah ugu faafay Dunida ee Corona-virus Covid-19, iyadoo Waddamadaasi ay Xad furan la leeyihiin Somaliland oo iyadu weli aan hal kiis oo xanuunkaas ah shaacin, warar sheegay in Dad laga helayna ay Masuuliyiinta … Continue reading Somaliland: Dhayalsiga iyo Dheef Ka Bidka Dowladda ee Halista Corona-virus Khatar intee Leeg Buu Ku Yeelan Karaa Bulshada? Faallo