Xalada Xabsiyada Xamar Iyo Carona Veirus

Taliska guud ee Ciidanka Asluubat Soomaaliyeed ayaa go’aamiyay, in la hakiyo booqashada maxaabiista ku jirta dhammaan xabsiyada muddo laba toddobaad ah waana mid lagu ilaalinayo maxaabiista, qoysaskooda iyo cudurka fayraska corona ee loo yaqaan “Covid-19”.
Taliye ku xigeenka ciidanka asluubat somaliyeed , Sareeyo Guuto Cabdikariin Cali Afrax
Waxa uu sheegay inay tahay , go’aanka ka hortagga ah ee ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada in la joojiyo booqashada maxaabiista muddo laba toddobaad ah dalka oo dhan, wax ayan ka mid tahay qaab dhismeedka loo wajahayo viruska Coruna.
Talaabadan ayaa timid ka dib markii ay soo saartay wasaarada caafimadka iyo daryeelka bulshada, isagoo xasuusiyay in Maamulka Caafimaadka Bulshada ee Maamulka Xabsigu ay balanqaadeen in ay dhigayaan masuuliyiin iyo qalab goobta laga soo galo iyo meesha laga baxo ee xabsiyada si loo baaro “Covid-19”.
Xabsiyada magalada Muqdisho aya aad loo hadla hayey dhibaatada ka iman karta hadii cudurka carona uu ku baaho Muqdisho maadama aysan Dawladu lahayn qalab Cafimaad oo taya’leh iyo in sida ugu dhakhsaha badan lagu ogaan karo qofka qaba Cudurkan
Xabsiga dhexe Ee xamar ayaa waxa ku xidhan maxaa’biis farabadan
Taliye ku xigeenka ciidanka asluubta ayaa sheegay in ayna wax wal wal ah ka qabinn ilahay inaguma kenee waxa ka iman kara oo dhibaata ah majiro ayuu yidhi taliye ku xigeenka ciidanka asluubta somaliyeed Sareeyo Guuto Cabdikariin Cali Afrax

Isaga oo sii hadlaya waxa uu carabka ku adkeyey inay jiraan qolo ka shqaysa faafinta warrar been abuura wax’wal;wala oo Aan kahayn kan Somali oo dhan haysata majiraan
leelasahana waxaan ku hawlanahay inaan kasamayno wax walba oo looga hotagi karo cudurka karona Covid:19