Ujeedada wefti Wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Somaliland oo gaadhay Laascaanood

Laascaanood (Aftahannews)- Wefti wasiiro ah oo ka socda xukuumada Somaliland ayaa maanta gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Weftigan oo hogaaminayo wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa waxaa ku wehelinayay wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Maxamed Muuse Diiriye, Xildhibaano iyo Agaasmiyeyaal iyo masuuliyiin kale.

Waxaa weftigan duleedka magaalada kaga hortagay oo si diiran u ssoo dhaweeyay maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Sool, Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada iyo madax kale.

Hoos ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.