Liibaan(aftahannews):- Madaxweynaha Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Dalka Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahanba kormeer ku marayey gobollo dowlad-deegaanka ka tirsan, ayaa Isniintii maanta si diirran loogu soo dhaweeyey deegaanno hoostaga gobolka Liibaan.
Warka soo dhawaynta Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo Waftigiisa, siday Shacabku u qaabbileen iyo Hadallada ay Masuuliyiintu Bulshada u jeediyeen, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.