Xildhibaan Bulqaas: “Kala Lulashadkii Somaliland iyo Dadka Beriga Sanaag inay go’do in yar baa ka sii hadhsan..”

Hargeysa(aftahannews):- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in saami-qaabsiga dalku dhinac ka raran yahay, isla markaana aanay Dadka Bariga Sanaag xaqii ay ku lahaayeen dowladda Somaliland ka helin, taasina ay sababi karto in inta-yar ee Somaliland iyo Dadkaas oo kala lusha isugu xidhani inay go’do, haddii aanay xuquuqdooda ka helin dowladda.

Xildhibaan Bulqaas oo ka mid ahaa Mudanayaal fadhigii maanta ee golaha wakiillada dooddooda ka dhiibtay, waxaannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.