Wasiirkii hore ee Warshadaha oo eedaymo Kulul u Jeediyey Hoggaanka Xisbiyada UCID iyo Waddani

Hargeysa(Aftahannews):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warshadaha Xukuumadii Axmed-Siilaanyo kana mid ah Xisbiga Kulmiye Shucayb Maxamed Muuse oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa eedo culus u jeediyay guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID IYO Waddani oo uu qabyaalad iyo reero ku tilmaamay is-bahaysigooda.

Shucayb, ayaa soo dhaweeyey go’aanka uu Madaxwayne Biixi ku shaaciyay in uu furayo Ururrada Siyaasada, sidoo kalena waxa uu ka difaacay eedaymo ay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ahi u jeediyeen.

Hadalka Shucayb arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay, ka daawo Muuqaalkan hoose:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.