Hargeysa (Aftahannews)- Garyaqaanka guud ee Qaranka Cabdisamad Cumar Maal, ayaa faahfaahin ka bixiyey doodda ku saabsan furista Ururrada Siyaasadda iyo in wakhtigoodii laga soo hor mariyo.
Garyaqaanka ayaa sheegay in madaxweynuhu awood sharci u leeyahay in uu soo qadimo xilliga furista Asxaabta haddii ay timaado duruuf ku kelifaysaa, isagoo tan iminka taagana ku tilmaamay in ay madaxweynaha ku khasbayso duruufta muddo-dhaafka Doorashada Golaha Deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.