Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan Oo Hargeysa Kusoo Bandhigay Buuggiisii Labaad

Hargeysa(Aftahannews) Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan Oo Hargeysa Kusoo Bandhigay Buuggiisii Labaad

Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Ayaa Habeenkii Xalay ahaa Hotel maansoor ee magaaladda hargeysa kusoo bandhigay Buuggiisii labaadee uu qoro.

Daahfurka Buugga hodanka baahan iyo himiladayda ayaa waxa kasoo qayb galay wasiirro hore, asxaabta mucaaradka salaadiin wax garad iyo aqoonyahanka kala duwan ee somaliland.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka:-