Xildhibaan Urur-siyaasadeed Cusub Kaga Dhawaaqay Hargeysa Hadalkii Madaxweynaha Ka Dib

Hargeysa(aftahannews):- Xildhibaan Saleebaan Daahir Dogox oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Deegaanka Caasimadda, ayaa Urur-Siyaasadeed Cusub kaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa, ka dib markii Madaxweynaha Somaliland laba Cisho ka hor Sheegay inuu Furayo Ururrada Siyaasadda oo aan wakhtigii Sharcigu dhigayey weli la gaadhin.

Xildhibaan Dogox oo maanta Warbaahinta qaarkeed kula hadlay Hargeysa, ayaa faahfaahiyey hanka iyo himilada Urur-siyaasadeedka uu ku dhawaaqay iyo magacisiisa. Dogox oo sharraxayana waxaannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.