Tirada Diyaarado Bulshada Argaggax-geliyey oo Lagu Arkay Deegaannada Gobolka Daad-madheedh

DIYAARADO LAGA CABSOODAY OO LAGU ARKAY OODWEYNE 2020.jpg
DIYAARADO LAGA CABSOODAY OO LAGU ARKAY OODWEYNE 2020.jpg

Oodweyne(aftahannews):- Diyaarado Millateri oo Joog Hoose ku Duulaya, isla markaana Shacabku Cabsi ka qaadeen, ayaa lagu arkay deegaanno ka tirsan gobolka Daad-madheedh ee Somaliland.

DIYAARADO LAGA CABSOODAY OO LAGU ARKAY OODWEYNE 2020.jpg
DIYAARADO LAGA CABSOODAY OO LAGU ARKAY OODWEYNE 2020.jpg

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dad-jooga magaalada Oodweyne ee xarunta Daad-madheedh iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolkaas, ayaa Warbaahinta u sheegay in tirada diyaaradahaas oo saddex ahaa ka yimaaddeen jahada Koonfurta gobolkaas, isla markaana uga gudbeen dhinac ay Berbera ugu toosan tahay Oodweyne.

Haddaba, Warka Diyaaradahaas argaggaxa ka qaadeen Shacabka Daad-madheedh, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.