Barnaamijka Qiimeyn Qaran oo Abaal-marinno Siisay Shaqsiyaad, Hay’ado iyo Shirkado Dedaalay

ABAALMARINTA SOMALILAND 2020
ABAALMARINTA SOMALILAND 2020

Hargeysa (Aftahannews)- Barnaamijka qiimeyn Qaran oo sanadkiiba hal mar La qabto ayaa habeenkii xalay ahaa Lagu gudoonsiiyey Abaal marino kala duwan Masuuliyiin isugu jira Xubno wasiiro ah iyo Madax kale.

ABAALMARINTA SOMALILAND 2020
ABAALMARINTA SOMALILAND 2020

Barnaamijkan oo sanadkii labaad la qabtay ayaa Ururka soo agaasimay oo ah dhalinyar iskood isku xilqaamay ayaa lagu magacaabaa Qiimee Qarankaaga.

Waxaana munaasibadan balaadhan oo abaal marino lagu gudoonsiinayey masuuliyiintii sida fiican uga dhex muuqday xukuumada sanadkii dhammaaday ee 2019 lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka xafladan abaalmarinaha;

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.