Xukuumada oo amaro culus dul dhigtay dadka degen agagaarka Madaxtooyada cusub

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland iyo Maayarka caasimada Hargeysa ayaa soo saaray Amaro ku saabsan madaxtooyada cusub ee Somaliland looga dhisaayo galbeedka magaalada Hargeysa.

Sidoo kale Masuulyiintan ayaa sheegay in   madaxtooyada cusub dayr keeda aan loo dhawaan Karin 500 M isla markaana aan laga ag dhisi Karin wax fooq ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka