Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey wakhtiga uu qabsoomayo shirkii golaha dhexe By Hamse - January 19, 2019 Hargeysa (Aftahannews)- Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa ku dhawaaqay in 23 bishan labaad ee sanadkan uu qabsan doono shirkii lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye kaas oo lagu qaban doono magaalada Borama. Halkan hoose ka daawo muuqaalka