Cabdi Ismaaciil Samatar oo Si Diirran loogu soo dhaweeyey Jigjiga iyo Waxyaabaha uu ka hadlay

CABDI ISMAACIIL SAMATAR OO JIGJIGA LAGU SOO DHAWEEYEY 2019
CABDI ISMAACIIL SAMATAR OO JIGJIGA LAGU SOO DHAWEEYEY 2019

Jigjiga(Aftahannews):- Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ah dadka waxbartay ee Soomalida ah, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaanu ka warramay sida uu deegaankaas uga soo jeedo iyo taariikhdiisii dhallaannimo ee uu wax ka baran jiray Jigjiga.

CABDI ISMAACIIL SAMATAR OO JIGJIGA LAGU SOO DHAWEEYEY 2019
CABDI ISMAACIIL SAMATAR OO JIGJIGA LAGU SOO DHAWEEYEY 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka soo kicitimay dalka Maraykanka oo uu deggan yahay, waxa uu ka mahad-celiyey sida loogu soo dhaweeyey Jigjiga ee ay Xubno ka socday dowladda, kooxaha ciyaaraha hiddaha iyo dhaqank iyo dadweyne kale-ba ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Jigjiga.

Qaabka loo soo dhaweeyey Prof: Samatar iyo hadalka uu halkaas ka yidhi-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com.