“Dhaqaalihii Somaliland waa Liitaaye, Dimuquraadiyaddana Albaabbada yaan loo Xidhin..” Boqor Buurmadow

Hargeysa(Aftahannews):- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow, ayaa ka hadlay heerka dhaqaalaha dalka oo uu ku tilmaamay mid liita, waxaanu ka digay mar haddii dhaqaalihi meel hoose marayo, inaan dimuquraadiyadda iyo nidaamka doorashooyinkana aanay albaabbada u laabin Xukuumadda Kulmiye ee talada haysaa.

Halkan Hoose ka daawo Boqor Buurmadow oo arrimahaas iyo kuwo kale ka hadlaya:-

afthaaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.